Sida Website Loo Samaysto Si Free Ah Dhaqaalena Looga Sameeyo Blogger.( Bilaw Ilaa Dhamaad)

Опубликовано: 08 Август 2022
на канале: Somali Tech
76 тыс
3 тыс

muuqalkan waxa aad kaga bogan doonta qaabka website loo samaysto ama qaabka blog loo samaysto. waxa aynu adeegsanayna aalada la yidhaahdo blogger oo aad ka samaysan karto website si free ah. waxa aad ku baran doonta bilaw ilaa dhamaad qaabka website looga samaysto blogger, sida loogu xidho google adsense ama websitekaga lacag looga helo, iyo ugu danbayn bilaw ilaa dhamaad qaabka website loo samaysto adigo adeegsanaya blogger. hadii ad muuqalkan bilaw ilaa dhamaan daawato sido kale fahanto waxa aad awood uyeelan doonta inad si dhamaystiran u samaysna kartid blog ama website.




Canva Course | Baro Graphic Designka Iyo Digital Marketingka Adigo Adeegsanaya Aalada Canva


Sida Loo Sameeyo Website Blogger Ah Bilaw ilaa Dhamaad | Qaybti 2aad



----- this video is for aducational purpose only. do not use it to harm others. If you do, the responsibility rests with you. ---- fiidiyowgaan waxaa loogu talagalay ujeeddo wax barasho oo keliya. ha u isticmaalin inaad dadka kale ku wax yeeleyso. Hadaad sameysid masuuliyada adigaa iska leh. -----





* PASSWORD DANBE MA ILAAWI DOONTID!!. | KADIB MUUQALKAN!!.


* PASSWORD DANBE MA ILAAWI DOONTID. PASSWORD KAYDIYAHA UGU WANAGSAN!


* AFSOMALI- FACEBOOK PRIVACY IYO SECURITY| XOG INTE LEEG AYA LAGA OGAN KARA AKONKAGA FACEBOOK


* ka hortag in laga jabsado FACEBOOK account gag waligaa sida ugu fiican


* ka hortag in laga jabsado emailkaga waligaa sida ugu fiican


* INAGA LACAG AH!!. QAABKEY LACAG KU HELAN COMPANYADA FACEBOOK, GOOGLE WHATSAPP INAGO FREE KU ADEGSANA


* HADA SAMAYSO ETHICAL HACKING LAB. MEEL AAD KU TIJAABISO CASHARADA


* SIDE LOO BARTAA ETHICAL HACKINGKA. MAXA LAGAGA BAAHAN YAHAY SI AAD U BARATO


* side loogu duuba windows 10 vmware. MUUQAL DHAMAYSTIRAN


* WAXBA KAMA OGID TELEFOONKAGA.QOF WALBA OO ANDROID TELEFOON AH ADEEGSADA!!


* SAME WHATSAPP GROUP AY KUSO BIRI KARAYAN 400 O QOF IYO WAX KABADAN. KALIYA APPKA WHATSAPP SAXDA AH



* SIDE LOO DIRA MUUQALO IYO COD KA BADAN 16MB. HADA KADIB INTAAD DONAYSO AYAD DIRI KARTA, APP LA'AAN!!



* WAA MAXAY ROOT!. SIDE LO ROOT GAREYA MOBILE. MUUQAL DHAMAYSTIRAN.(KA BAX JEELKA AAD KU JIRTO.)



* 2 SIROOD O KU SAABSAN WHATSAPP. AKHRI FARIIMAHA LA TIRTIRAY. SO CELI STATUSKA 24 HOURS DHAAFAY.



* SIDE LOO SAMEYA STICKERS AD ADIGU LEEDAHAY OO WAJIGAGA AH!!.ADIGO U ADEEGSANAYA WHATSAPP


* UGU DANBAYN FEATURE AYNU DOONAYNAY O SOO MUUQDAY. WHATSAPP AYUU KHUSEEYA



* WHATSAPP, MESSENGER, TELEGRAM, IWM. DHAMANTOOD IYO HAL APPLICATION.


----- linkiyada iyo appska aynu muqalada kaga hadalno waxa ay yaalan telegram channelkena iyo whatsapp groupkena, halkaas ka hubiya. -----



Daawaday Muqalka

LIke Gareeyay?

Subscribe Gareeyay?

--------------------------------------

----- Linkiyo Muhiim Ah -----
Websitekena --
Facebook --
Instagram --
Telegram --
Whatsapp-Number -- 2520657917414






Смотрите видео Sida Website Loo Samaysto Si Free Ah Dhaqaalena Looga Sameeyo Blogger.( Bilaw Ilaa Dhamaad) онлайн без регистрации, длительностью 02 часов 19 минут 29 секунд в хорошем hd качестве. Это видео добавил пользователь Somali Tech 08 Август 2022, не забудьте поделиться им ссылкой с друзьями и знакомыми, на нашем сайте его посмотрели 76 тысяч раз и оно понравилось 3 тысяч людям.